Madaxweynihii ugu faqiirsanaa Dunida oo iska diiday in uu qaato lacag guno ah (Daawo Sawirro)

Madaxweynihii hore ee dalka Uruguay José Mujica oo lagu tilmaamo in uu yahay Madaxweynihii ugu faqiirsanaa Caalamka ayaa iska diiday in uu qaato lacago guno ah uu siin lahaa aqalka sare ee dalkaasi. José Mujica ayaa talaadadii lasoo dhaafay iska casilay xubanimada Aqalka sare , waxa uuna sheegay in uusan sii heyn karin mudo xileydkiisa … Continue reading Madaxweynihii ugu faqiirsanaa Dunida oo iska diiday in uu qaato lacag guno ah (Daawo Sawirro)